Jump to content

Nabi Idriis

Ka Wikipedia

Nabi Idriis C.S.waxa uu ka mid yahay nabiyada sharafta leh ee Eebbe kitaabkiisa Qur’aanka Kariimka ah noogu sheegay, Wuxuuna sidoo kale ka mid yahay nabiyada inaan rumeyno nala faray, waxa uuna ilaahey ku tilmaamay inuu ahaa nebi runlow ah. waan qofkii ugu horeeyay ee qalin wax ee qalin wax ku qora iyo dharka tola. Nabi idriis wuxuu ku geeriyooday samada Afaraad waxaana sare u qaaday alle SWT. Naxariis Iyo Nabadgelyo Eebe Korkiis Hayeelo.