Doob
Appearance
![](http://chped.net/https/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/cd/Proposed_incel_flag.svg/220px-Proposed_incel_flag.svg.png)
Inselnimo oo sii kale loo yaqaano doob qorshayn ama doob ahaansho (ingiriis: involuntary celibate ama incel, iyo incelhood, iyo inceldom) waa qofka guur-la'aan iyo aan lahayn fahanka ama xirfadaha shukaansiga, isaga ikhtiyaarka lahayn. Sababta xaaladaas dhacdo waxay noqon karta lacag la'aanta, xishoodka xad-dhaaf ah ama foolxunimo. Waa qofka marku kacsi dareemo, laakeen xaas ama go'aan lahayn.[1]