Dhululubo
Appearance
Dhululubo Waa joomateri ay masaaxad saleedyadiisu yihiin goobo, taa oo masaaxada isku xirta salalku tahay laydi golxo leh Bedka xaddidan
+
![](http://chped.net/https/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e1/Cylinder_geometry.svg/220px-Cylinder_geometry.svg.png)
Habka loo cabiro
(r) waa dhexroorka salka
(h) waa jooga dhululubada
(A) Waa bedka salka
(P) Wareega Salka waxaana loo cabiri karaa sidaan
- BedKa dhinaca = Wareega Salka × Jooga =
- Bedka Salka Sare =
- Bedka Salka Hoose =
- Bedka Guud =
![](http://chped.net/https/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/1/18/Solid_of_revolution-Cylinder.svg/220px-Solid_of_revolution-Cylinder.svg.png)
- Mugga waxaa lagu helaa:
- (V) =
- Iyadoo la isku dhufto Bedka salka iyo jooga =
- Sidoo kale Habkaan
- Adigoo sidaan u cabira =