Jump to content

Dhagaxtuur

Ka Wikipedia

Kacdoonkii Dhagaxtuur ma ahyn nin magiciis ee waa kacdoon shacab magiciis tusaale hadaan ku iraahdo UXUD wuxuu ahaa halgamaa ama halyeey miyey saxantahy jawaabtu waa maya kacdoonkii Dhagaxtuur wuxuu ahaa 1949 5 October waxaa jira qabiilo karaadinaya halkaas taariikh iyo iney qof magiciis ka dhigaan balse kacdoon shacab ayuu ahaa DHAGAXTUUR:,. waa berlula walaalkeed s maska aa dhahay. Nin hg aa xadeen maqarow

Halagme Dhagaxtuur magaciisa waa Maxamed Cali maxamed oo ku caan baxay magaca ah (Dhagaxtuur) Qabilkisa wuxuu ahaa Hawiye,Karanle hawiye ,(Mursal karanle)Murusade Wuxuu taariikhdu markay ahayd 1913 ku dhashay Galgaduud Gar ahaan Wabxo

Wuxuu weerar ku qaaday Asaga iyo Dad shacab ah oo kaso horjeeday gumees tahi Ingariis ka ee joogay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii.

maxamed oo ah awoowgiis ayaa wuxuu ahaa nin caan ka ah gayiga somaliyeed ee xamar.

Magaca Dhagaxtuur wuxuu ugu baxay: dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii. Dagaalkaas wuxuu u dhaxeeyay ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL iyo gumeestihii Ingiriiska oo markaas heestay dalka oo dhan

badan la galay Qaramada Midoobay, wadamo