Dalalka
Liiska dawladaha madaxa banaan Liiskani waxa uu ka koobanyahay 203 dal:
Sifayn
- 193 dal waxa ay heestaan ictiraaf dhamaystiran
192 kamida 193 aan hore u soo sheegnay waxa ay kamidyihiin Qaramada Midoobay. Waxa jirta dawlad ictiraaf dhamaystiran haysata laakiin aan kamid ahayn Qaramada Midoobay. waana Faatikanka
- Waxa jira 10 dal oo aan haysan madax banaani buuxda oo aan kamid ahayn Qaramada Midoobay.
Waxa jira dal kamida 10 aan sare ku xusnay oo la leh calaaqaad 93 dawladood wana Falastiin. Waxa jira hal dal oo madax banaan oo dublamaasi ahaan la ictiraafay laakiin aan loodhamayn waana wadanka Kosofo. Waxa jira dal kamida xubnaha Midowga afrika oo aan ictiraaf caalmiya haysan waana Saxaraha Galbeed. Waxa jira dal Madax banaan laakiin aan kamid ahayn Qaramada Midoobay waana Taywan. Waxa jira laba dal oo sirasmiya u madax banaan laakiin Ruushka cid aa ahayni aanay ictiraafsanayn waxaany kal yihiin.Abkhazia iyo Koonfur Ossetia. Waxa kale oo jira Hal dal oo madax banaan laakiin aan ictiraaf ka haysan Turkiga mooyee waana Qubrista Waqooyi ee turkida Waxa Jira dal ay ictiraaf sanyihiin labada wadan ee Abkhazia iyo Koonfur Ossetia oo kaliyihi waxana lagu magacaabaa Transnistria. Waxa jira Laba oo waaqici ahaan madax banaan laakiin aan ictiraaf haysan waxaanay kal yihiin Somaliland iyo Nagorno-Karabakh
Liiska dalalka caalamka[wax ka badal | wax ka badal xogta]
A[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Abkhazia
Afgaanistan
Albania
Aljeeriya
Andorra
Angola
Antigua iyo Barbuda
Arjantiina
Armania
Australia
Austriya
Aserbiijaan
B[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Bariga Timor
Bahamas
Babua New Guinea
Baraguay
Barbados
Bakistaan
Balau
Baxrayn
Barasiil
Bortuqaal
Brunei
Beljim
Bulgaria
Belise
Bangladesh
Banama
Benin
Butaan
Botswana
Burkina Faso
Burma
Burundi
Bosniya
Boland
Boliifia
Beru
Belarus
Bermuda
Buerto Riko
C[wax ka badal | wax ka badal xogta]
D[wax ka badal | wax ka badal xogta]
E[wax ka badal | wax ka badal xogta]
F[wax ka badal | wax ka badal xogta]
G[wax ka badal | wax ka badal xogta]
H[wax ka badal | wax ka badal xogta]
I[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Imaaraatka Carabta
Iiraan
Island
Indonesia
Ingriiska
Ireland
Islofaakiya
Isloveeniya
Israaiil
Iswiizerlaan
Iswiidhan
Itoobiya
Isbania
J[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Jamhuuriyadda Tashik
Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo
Jili
Jad
Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika
Jabaan
Jabuuti
Jamayka
Jarmal
Joorjiya
K[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Kroashia
Kosta Rika
Komoros
Kolombiya
Kab Ferde
Kamiruun
Kambodiya
Kanada
Kasakhstan
Kiinya
Kiribati
Koonfur Afrika
Waqooyiga Kuuriya
Koonfur Kuuriya
Kuwayt
Jamhuuriyadda Kongo
L[wax ka badal | wax ka badal xogta]
M[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Jasiirada Marshall
Maldiif
Malta
Maali
Malaysiya
Madagaskar
Masar
Marooko
jamhuriyada Makedonia
Maksiko
Malaawi
Midowga boqortooyada Britan
Mongolia
Mauritania
Mauritius
Musaanbiiq
Moldofa
Monako
Dawladda federalka ee Mikronesia
Montenegro
Mareykanka
N[wax ka badal | wax ka badal xogta]
O[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Q[wax ka badal | wax ka badal xogta]
R[wax ka badal | wax ka badal xogta]
S[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Saxaraha Galbeed
Samoa
San Marino
Saint Finckent iyo renadines
Saint Kitts iyo Nevis
Saint LuKia
São Tomé iyo Brínsibe
Siri Lanka
Sacuudi Carabiya
El Salvador
Jasiiradaha Solomon
Singabuur
Sinigaal
Swasiland
Suudaan
Suuriya
Surinam
Sierra Leone
Saambiya
Simbaabwi
Seychelles
Somaliland
Soomaaliya
Shiinaha
Serbia
T[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tadsjikistan
Tayland
Taywan
Transnistria
Jsiiradaha Turks iyo Caicos
Turkmenistan
Turkiga
Trinidad iyo Tobago
Tansaaniya
Togo
Tuvalu
Tonga
Talyaaniga
Tuuniisiya