Bed
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Area)
Bed waa cabir lagu cabiro meel dusheeda.
Halkaan waxaad ka arki kartaa Bedka iyo cabirkiisa .
Jaada | Qaabka | |
---|---|---|
![]() |
Saddax-xagal | |
waxay utaagantahay salka, | waxay utaagantahay jooga | |
![]() |
Laydi | iyo ama iyo la isku dhuftay dhirir iyo balac |
![]() |
Labajibaarane | Dhinac lagu dhuftay dhinac a * b ama b * c ama c * d |
Tusaale | ||
![]() |
Barbaroole | A = BH Halka ay (B) ay utaagantahay dhererka (H) ay utaagntahay jooga Sare |
Bedku waxa uu noqonayaa sedex xagalka ku dhexjira oo laba jibaaran | ||
![]() |
Qardhaas | Qardhaaska waxaa kala riixaya laba dhidib oo iska jera dhex martamaha |
Bedkiisuna waa labada dhidib oo laba jibaaran oo laba loo qaybiyey | ||
Goobo | Goobo | Gacanka oo laba jibaaran lagu sii dhiftay 3.14 ama 22/7 |
Bedka goobo | ||
![]() |
Koor | Laba dhinac ee toosan ayaa la isku daraa kadib 2 u qaybi ku dhufo (h) |
Bedka Koorta | area = | |
![]() |
Dhululubo | (r) waa dhexroorka salka (h) waa jooga dhululubada (A) Waa bedka salka |
Bedka Koorta | Bed dhuleedka = Wareeg × Joog =
| |
![]() |
Kubad | Kubada oogadeeda waxa ay leedahay 3 gacan r : |
Saableeydaan waxay ku tusaysaa bedka guud ee kubad | : | |
![]() |
Toobin | Toobintu waxa loo cabiraa Gacanka (r) Jooga toobinta (h) Bedka salka (A) Wreega salka (P) Mugga toobinta (V) dhererka wareega taagan (g) |
Bedka wareega dhinaca toobinta ee taagan bedka salka toobin |
| |
![]() |
Gunbur | Bededka Gunbur
|
Kaba soo qaad (p) Waa wareega salka, (h) Jooga iskasoo horjeeda ee dhinacyada, (B) Bedka salka (d) asigoo madaxa laga jaray | Bedka dhinacyada iska soo horjeeda ee Gunbur toosan
|