Qaraabo
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Waalidka Afaraad)
![](http://chped.net/https/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/3/3e/Laamaha_qoyska_sayyidka.jpg/220px-Laamaha_qoyska_sayyidka.jpg)
Qaraabo
Qaraabo ama Ehel (ingriis: relative) waa dad isku qoys ah isla markaana wadaaga dhiig. Ehelku waa dadka walaalo isku waalid ah, kuwaashi oo dhalasho wadaaga. Waxaana ka mid ah:
- Caruurta hooyo iyo aabo isku mid ah dhalaan.
- Ilmaha waalid kala duwan dhalay ee xaga hooyo ama dhanka aabo walaal ka ah.
- Ciyaalka dad walaalo ah dhaleen (ilmo adeer ilmo abti)
- Dadka ku abtirsada awoowe ama mocooyo isku mid ah iyo wixii la halmaala.
Qoraalo La Mid Ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]