Silikoon
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Silicon)
Silikoon[wax ka badal | wax ka badal xogta]
![](http://chped.net/https/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e9/SiliconCroda.jpg/220px-SiliconCroda.jpg)
Silikoon (Ingiriis: silicon «Element») calaamad Si waa curiyeha toban-iyo-afaraad ee Diwaanka Curiyeha. Waxaanu ka mid yahay diwaanka Bir La Moodka.