Iskaandhiyaam
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Scandium)
Iskaandhiyaam
![](http://chped.net/https/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e6/Scandium_sublimed_dendritic_and_1cm3_cube.jpg/220px-Scandium_sublimed_dendritic_and_1cm3_cube.jpg)
Iskaandhiyaam (ingiriis: Scandium) astaanta (Sc) waa curiye kimiko oo leh lambar atom labaatan-iyo-kow ah.
Curiyaha Iskaandhiyaam waa bir, adag, oo laga helo Qolofka dhulka ayadoo ku ladhan macdano kale. Iskaandhiyaam waxay ka mid tahay biraha Transitional Metals.