Guruubka 11
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Qaybta 11 ee curiye)
G 10aad < Guruubka 11aad > G 12aad
![](http://chped.net/https/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/f/f0/NatCopper.jpg/220px-NatCopper.jpg)
![](http://chped.net/https/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/5/55/Silver_crystal.jpg/220px-Silver_crystal.jpg)
![](http://chped.net/https/upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/d7/Gold-crystals.jpg/220px-Gold-crystals.jpg)
Guruubka 11aad waa qeybta 11aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Kober (Cu), Naxaas (Ag), Dahabka (Au) iyo Roentgeniyaam (Rg). Dhamaantood waxay ka tirsan yihiin Transitional Metals ee guruubka d-block.
Curiyayaashan markey adkeha yihiin leh midab cadaan-huruud xiga oo iftiimaya, ayaa dhamaantood loo isticmaali jiray ilaa hadan loo isticmaala in laga sameeyo jaandiga, shilinka, kul-gudbiye, xadhkaha korontada, waxyaabo la isku qurxiyo iyo qalab badan oo dadku isticmaalaan.
Biraha ku jira guruubkan waxay ka mid yihiin macdanta ugu qaalisan dunida.